HomeWararMacbarka Rafax oo la furayo iyo Boqolaal Mareykan ah oo ku xayiran...

Macbarka Rafax oo la furayo iyo Boqolaal Mareykan ah oo ku xayiran Qasa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ilo Diblomaasi ayaa sheegay inay dowladaha Maraykanka iyo Masar isla gaareen Qorshe lagu furayo Macbarka Rafax ee isku xira Masar iyo Falastiin, si loo badbaadiyo nolosha muwaadiniin Mareykan ah. Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta haysta dhalashada Maraykanka ee ku xayiran magaalada Qasa ayaa waxay E-mailo ka heleen Waaxda Maareynta Xasaradaha Qunsulliyadaha ee hoos tagta Wasaaradda […]

- Advertisement -

Ilo Diblomaasi ayaa sheegay inay dowladaha Maraykanka iyo Masar isla gaareen Qorshe lagu furayo Macbarka Rafax ee isku xira Masar iyo Falastiin, si loo badbaadiyo nolosha muwaadiniin Mareykan ah.

Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta haysta dhalashada Maraykanka ee ku xayiran magaalada Qasa ayaa waxay E-mailo ka heleen Waaxda Maareynta Xasaradaha Qunsulliyadaha ee hoos tagta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka (CACMS) oo lagu wargeliyey Furitaanka Macbarka Rafax iyo inay ka soo gudbi karaan Rayidka iyo Shisheeyaha ku go’doonsan magaalladda Qasa ee Cunaqabataynta iyo Colaaduhu ku socdaan.

- Advertisement -

Tiro u dhexeyso 500 ilaa 600 Muwaadiniin Maraykan oo badankooda asalkooda Falastiin yahay ayaa ku xayirnaa magaalladda Qasa ilaa sabtidii la soo dhaafay oo ay dagaalamayaasha Xarakada XAMAAS weerar ka geysteen gudaha Israel.

Magaaladda Qasa ayaa waxaa ku socda Duqeymo iyo Barakac Baahsan, waxaana dadka ku nool laga jaray Raashinka, Biyaha, Shidaalka, Korantada iyo adeega Internet-ka.

Latest stories