HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe iyo wafdi la socday oo u dhoofay Talyaaniga

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo wafdi la socday oo u dhoofay Talyaaniga

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta ka dhoofay garoonka diyaaradaha aadan cade ee magalaada muqdisho Gudoomiyaha iyo wefdigiisa oo kusii jeeda magaalada Roma ee dalka talyaaniga ayaa waxaa garoonka aadan cade ka sagootiyay xubno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta ka dhoofay garoonka diyaaradaha aadan cade ee magalaada muqdisho

Gudoomiyaha iyo wefdigiisa oo kusii jeeda magaalada Roma ee dalka talyaaniga ayaa waxaa garoonka aadan cade ka sagootiyay xubno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

- Advertisement -

Ujeedka safarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdigiisa ayaa ah casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Talyaaniga, inta uu ku sugan yihiin magaalada Roma waxaa ay kulamo la qaadan doonaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Talyaaniga iyo hoggaanka kale ee dalkaasi uu kala hadli doono taageerada dowlada talyaaniga ay siiso soomaaliya iyo xaalada guud ee dalka

Waxaaa sidoo kale la filayaa in gudoomiyaha barlamaanka iyo wefdigiisa ay la kulmi doonnaan jaaliyada soomaaliyeed eek u nool dalka talyaanniga isagoo kaga warbixin doonnta xaalada dalka iyo guula ay dowlada soomaaliya ay ka gaartay dagaalka ka dhan ka ah dagalamayaasha Al- Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts