HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo Booqday Ciidamo loo diyaariyay La-dagaalanka AS

Madaxweyne Qoorqoor oo Booqday Ciidamo loo diyaariyay La-dagaalanka AS

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa guriceel ku booqdey cutubyo ka tirsan guutada 27-aad ee uu-duhaana oo ka soo noqday fasaxyo gaaban oo ay ku jireen kuwaas oo hadda u diyaarsan iney ku biiraan howlgalka ka dhanka Al-Shabaab. Ciidankaan oo lagu kulmiyey xerada Harqaboobe […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa guriceel ku booqdey cutubyo ka tirsan guutada 27-aad ee uu-duhaana oo ka soo noqday fasaxyo gaaban oo ay ku jireen kuwaas oo hadda u diyaarsan iney ku biiraan howlgalka ka dhanka Al-Shabaab.

Ciidankaan oo lagu kulmiyey xerada Harqaboobe ayay madaxdu kula dardaarmeen in ay guulo ka gaaran dagaalka lagula jiro Shabaab, kuna daysadaan ciidanka.

- Advertisement -

Wasiirka difaaca dalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ciidankan ku sifeeyey kuwo laga sugayo inay Shabaab kala soo baxaan godadka, waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ugu dambeyn khudbad dhiirigelin, dardaaran iyo tusaaleynba leh u jeediyey ciidankan ayaa sheegay in balantu tahay inay socodka dambe isku arkaan goobo guulo laga keenay oo hor leh.

Latest stories