HomeWararFransiiska oo aan lagu darin dalalka caawinaya Marooko

Fransiiska oo aan lagu darin dalalka caawinaya Marooko

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa ku adkaystay inay u taallo Morocco inay weydiisato gargaarsi ay uga caawiyaan inay la tacaasho dhulgariirkii ba’naa ee halkaas ka dhacay. Catherine Colonna waxay ka jawaabaysay su’aalaha ku saabsan sababta Faransiiska oo ah awooddii hore ee gumeysatay maroko – aan loogu darin dalalka loogu baaqay inay caawiyaan. Paris iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa ku adkaystay inay u taallo Morocco inay weydiisato gargaarsi ay uga caawiyaan inay la tacaasho dhulgariirkii ba’naa ee halkaas ka dhacay.

Catherine Colonna waxay ka jawaabaysay su’aalaha ku saabsan sababta Faransiiska oo ah awooddii hore ee gumeysatay maroko – aan loogu darin dalalka loogu baaqay inay caawiyaan.

- Advertisement -

Paris iyo Rabat waxaa la haayeen xiriir adag sanadihii ugu dambeeyay. In kasta oo mas’uuliyiinta Faransiisku ay marar badan dafireen inuu jiro khilaaf, haddana jagada safiirka Morocco ee Paris ayaa bannaanayd muddo bilo ah, waxaana dhowr jeer dib loo dhigay booqashadii Rabat ee madaxweyne Emmanuel Macron.

Axaddii madaxa samatabbixinta Faransiiska ee hayadda Secouristes sans Frontieres, ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Morocco ay ka hortagayeen in kooxaha ururkiisa ay soo galaan dalka.

Latest stories