HomeWarardegaanada laga saarayo Al-Shabaab oo loo diyaariyay gargaar

degaanada laga saarayo Al-Shabaab oo loo diyaariyay gargaar

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay xasilinta iyo isku-duwidda arrimaha gargaarka ee degaannada laga saaray AL-Shabaab. Kulankaasi oo sidoo kale looga hadlay dadaalka Dowladdu ugu jirto deegaanada dhimman ee hadda la xoreeynayo,waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka, hay’adaha deeqaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay xasilinta iyo isku-duwidda arrimaha gargaarka ee degaannada laga saaray AL-Shabaab.

Kulankaasi oo sidoo kale looga hadlay dadaalka Dowladdu ugu jirto deegaanada dhimman ee hadda la xoreeynayo,waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka, hay’adaha deeqaha bixiya, hay’adaha islaamka ee ka shaqeeya arrimaha bini’aadannimada iyo xubno kale.

- Advertisement -

Hay’adda SoDMA ayaa soo bandhigtay qorshaha guud ee ay ka leedahay ka jawaabista iyo gurmadka degannada Galmudug ee dhawaan laga saaray AL-Shabaab iyo sidii bulshada ku nool goobahaas si isku mid ah loo gaarsiin lahaa gargaar iyo adeegyada aas-aaska u ah bani’aadamka.

Kulankaasi waxaa sidoo kale looga hadlay u diyaar garowga duufaanno, dabaylo iyo roobab laga cabsi qabo in ay ka dhacaan qeybo dalka kamid ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts