HomeWararCiidanka SSC oo la wareegay Goojacadde iyo dagaal Culus oo socda+Sawirro

Ciidanka SSC oo la wareegay Goojacadde iyo dagaal Culus oo socda+Sawirro

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kadib dagaal bilowday abaaro shantii iyo labaatan daqiiqo ee saaka, waxaa lasoo sheegayaa in xoogagga SSC ay ay la wareegeen fariisimo iyo goobo muhiim u ahaa Ciidanka Millateriga Somaliland oo dagaal kula jira Ciidamada degaanka. Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaaa sheegaya in Ciidanka SSC ay gacanta ku dhigeen Maraaga, waxaana sidoo kale wararku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib dagaal bilowday abaaro shantii iyo labaatan daqiiqo ee saaka, waxaa lasoo sheegayaa in xoogagga SSC ay ay la wareegeen fariisimo iyo goobo muhiim u ahaa Ciidanka Millateriga Somaliland oo dagaal kula jira Ciidamada degaanka.

Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaaa sheegaya in Ciidanka SSC ay gacanta ku dhigeen Maraaga, waxaana sidoo kale wararku intaas ku darayaan in sidoo kale Ciidanka SSC ay si buuxda ula wareegeen Saldhigga Goojecadde oo ahaa halka ugu weyn ee dagaalka, Ahaana Fariisin  muhiim u ahayd Ciidanka Somaliland.

- Advertisement -

Sawiro iyo Muuuqaallo lagu baahiyay baraha Bulshada ayaa muujinaya xarumo Cusub o SSC ay lka wareegeen, waxaana ka mid aha Goobahaasi sida la sehegay Goojacadde.

Dagaalka Saaka Qaraxay ayaa ahaa kii ugu xoogganaa, ee dhawaanahan ay qaadaan xoogagga SSC, waxaana lasoo shegayaa inuu ahaa dhowr jiho.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts