HomeWararCiidanka Dowladda oo Howgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Dowladda oo Howgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Beerta Sheekhow oo 16KM qiyaastii u jirta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha horkacaysa Howgalkaasi ayaa warbaahinta u sheegay inay dileen 27 ka tirsan al-shabaab ka dib markii la ogaaday inay isku aruursanayeen Beertaan Sidoo kale Howlgalka waxaa lagu burburiyay saanad Ciidan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Beerta Sheekhow oo 16KM qiyaastii u jirta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha horkacaysa Howgalkaasi ayaa warbaahinta u sheegay inay dileen 27 ka tirsan al-shabaab ka dib markii la ogaaday inay isku aruursanayeen Beertaan

- Advertisement -

Sidoo kale Howlgalka waxaa lagu burburiyay saanad Ciidan iyo fariisimihii al-shabaab ee ku yaalay halkaas.

Dhinaca kale xubno klae oo k atirsan al-shabaab ayay sheegtay dowladdu in  lagu dilay howlgal qayb ka ahaa Howlgalka sifaynta Jiinka wabiga oo ka dhacay deegaanka Basra.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts