HomeWararCeelbuur oo Muddo dheer kadib gacanta u gashay Dowladda Soomaaliya

Ceelbuur oo Muddo dheer kadib gacanta u gashay Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Huwanta ah ee Dowladda Federaalka iyo kuwo dadka degaanka ayaa goordhaweyd gacanta ku dhigay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, taasi oo dhawaanhaan uu socday dagaalka lagula wareegayo Degmadaasi muhiimka ah. Wararka naga soo gaaraya halkaasi ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka eel aga soo uruuriyay Gobalka ay gaareen xaafadaha Magaaladaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Huwanta ah ee Dowladda Federaalka iyo kuwo dadka degaanka ayaa goordhaweyd gacanta ku dhigay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, taasi oo dhawaanhaan uu socday dagaalka lagula wareegayo Degmadaasi muhiimka ah.

Wararka naga soo gaaraya halkaasi ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka eel aga soo uruuriyay Gobalka ay gaareen xaafadaha Magaaladaasi.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas ku daraya in saaladda Jumcaha kadib ay gaareen Magaalada,w axaana ka hor inta aysan halkaasi tagin ay l akulmeen dagaallo aan badnayn, waxaana hadda socda isku fidinta  Magaalada.

Magaalada dagaal xooggan kama dhicin sida wararku sheegayaan, waxaana  jira miinooyin aad u farabadan oo dagaalamayaasha AL-Shabaab ay ku aaseen magaalada iyo hareeraheeda.

Saraakiisha Ciidanka iyo madaxda sare wali ma hadlin, waxaana la filayaa in bulshada ay la wadaagaan halka uu marayo howgalka iyo la wareegistooda Ceelbuur.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts