HomeWararDagaal Aroornimadii Saaka ka Qarxay Magaalada Laascaanood

Dagaal Aroornimadii Saaka ka Qarxay Magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in saaka uu dagaal culus ka socdo Bariga magaaladaas, gaar ahaanna aagga Maraaga oo ah wadada isku xirta magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe. Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas maadaama uu dagaalku bilowday arroortii hore ee Jimcaha maanta, abaaro shantii iyo labaatan daqiiqo. Talaadadii la soo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in saaka uu dagaal culus ka socdo Bariga magaaladaas, gaar ahaanna aagga Maraaga oo ah wadada isku xirta magaalooyinka Laascaanood iyo Garoowe.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas maadaama uu dagaalku bilowday arroortii hore ee Jimcaha maanta, abaaro shantii iyo labaatan daqiiqo.

- Advertisement -

Talaadadii la soo dhaafay ayay ahayd markii dagaal xooggan oo khasaare badan geystay uu ka dhacay isla aagga Maraaga iyo Xargaga, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan labadana dhinac ee ku dagaalamaya Laascaanood.

Wararka ayaa intaas ku daraya in la kala qabsaday hub ay ku jiraan taangiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts