HomeWararGuddoonka labada Aqal e Baarlamaanka Somalia oo kulan yeeshay

Guddoonka labada Aqal e Baarlamaanka Somalia oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS. Kulanka Guddoonka labada aqal ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada gole ee Baarlamaanka dalka, habraaca dib u eegista dastuurka KMG ah ee JFS iyo arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe ) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay guddoonka Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Kulanka Guddoonka labada aqal ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada gole ee Baarlamaanka dalka, habraaca dib u eegista dastuurka KMG ah ee JFS iyo arrimaha hortabinta u leh shaqooyinka Baarlamaanka 11-aad ee JFS.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts