HomeWararDab Xooggan oo ka kacay Keymaha Boortaqiiska

Dab Xooggan oo ka kacay Keymaha Boortaqiiska

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada dab-damiska Boortaqiiska ayaa la tacaalaya sidii ay u xakamayn lahaayeen dab ka holcaya kumanaan hektar xilli heerkulku cirka iskusii shareerayo. Ku dhawaad 800 oo shaqaale ah ayaa ka qaybgalay deminta dab ka kacay meel u dhow magaalada koonfureed ee Odemira habeenimadii Isniinta, iyadoo in ka badan 1,400 oo qof ay ku qasbanaadeen inay barakacaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dab-damiska Boortaqiiska ayaa la tacaalaya sidii ay u xakamayn lahaayeen dab ka holcaya kumanaan hektar xilli heerkulku cirka iskusii shareerayo.

Ku dhawaad 800 oo shaqaale ah ayaa ka qaybgalay deminta dab ka kacay meel u dhow magaalada koonfureed ee Odemira habeenimadii Isniinta, iyadoo in ka badan 1,400 oo qof ay ku qasbanaadeen inay barakacaan.

- Advertisement -

Ugu yaraan sagaal dab-damis ayaa ku dhaawacmay la tacaalida dabka. Heerkulka ka sarreeya 40C (104F) ayaa la filayaa inuu ka dhaco inta badan jasiiradda Iberia toddobaadkan.

Saddex dab oo waaweyn oo gubay boqollaal hektar oo ku yaal Spain dhammaadkii isbuucii hore ayaa la xakameeyay, laakiin digniinaha cimilada ayaa weli ka jira dalka intiisa badan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts