HomeWararXubin kq tirsanaa Alshsbaab oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Xubin kq tirsanaa Alshsbaab oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Farahaaga Waxaa Ku Jira Wax Aadan Ogayn

Dad badan ayaan waligood dareemin, balse faraha iyo suulasha dadka qaar waxaa ka baxa timo aad u yaryar oo khafiif ah. Maxay yihiin, maxaase sababa in dadka qaar ay yeeshaan kuwo badan?

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray Turkiga si loo xoojiyo iskaashiga milateri

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Ankara, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono saraakiil iyo mas'uuliyiin Turkish ah oo looga hadlayo xoojinta iskaashiga difaaca,

Ciidanka Itoobiya oo baneeyay Buurhakaba, Soomaaliya oo la wareegtay amniga

Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AUSSOM ayaa ka baxay magaalada Buurhakaba kadib ku dhawaad 12 sano, iyadoo amniga magaalada lagu wareejiyay ciidamada Soomaaliya.

Laba xildhibaan oo u tartamaya guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho – Doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Dagaalame kaa tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka, ee ku sugan qaybo Ka mid ah Gobolka Galgaduud. Saaraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa soo bandhigay Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud. Dagaale Maxamed ayaa isku dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaana Warbaahinta loogu soo bandhigay isla […]

- Advertisement -

Dagaalame kaa tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka, ee ku sugan qaybo Ka mid ah Gobolka Galgaduud.

Saaraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa soo bandhigay Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud.

- Advertisement -

Dagaale Maxamed ayaa isku dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaana Warbaahinta loogu soo bandhigay isla halkaasi.

Sarakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa sheegay in Xubintaasi iksu dhiibay uu deeganada miyiga ah ee gobolada Galgaduud ku sugnaa dhawaanahaan, kadibna uu si toos ah isugu dhiibay Ciidanka Xoogga.

Latest stories