HomeWararQarax lagu laayay Dad Shacab ah oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Qarax lagu laayay Dad Shacab ah oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaare badan gaystay oo goordhaweyd qabsaday gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah, kaasi oo ku safrayay sida la sheegay Gobolka Shabeellaha hoose.

Wararkii ugu dambeeeyay ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya In Kabadan 15 Qof ayaa ku Geeriyootay Qaraxaasi oo ahaa sida ka sheegay Miino lagu aasay wadada gaarigaasi ku safrayay.

- Advertisement -

Sidoo kale warar ayaa intaasi ku daraya in Kudhawaad 4 qof oo Kalena dhaawacyo Culus ayaa soo gaareen Qaraxaasi Miino, waxaana Gaariga qarxiyayay uuu ahaa B-L, kaasi oo Saakey ka baxay Magaalada Marka Kunasii Jeeday Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh.hoose.

Qaraxa ayaa ka dhacay Wadda u dhexeysa Shalanbood iyo Danow gaar ahaan Agagaarka Beeraha Abiikarow, Waxaa Geeriyoodey Inta Badan Dadkii Saarnaa Geeriga Qaraxu qabsadey, iyadoo laga dayrinayo Xaaladda dadkii ku dhaawacmay.

Meydadka iyo Dhaawacyada ayaa Hadda geeyay Deegaanka Shalanbood sida Maamulka Degmada ay inoo sheegeen.

Latest stories