HomeWararMasuuliyiin kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale

Masuuliyiin kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo marayo. Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhismaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale, waxaana shirkada gacanta ku haysa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo marayo.

Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhismaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale, waxaana shirkada gacanta ku haysa dhismaha garoonkaan diyaaradeed ay ka warbixisay marxaladaha uu soo maray iyo xiliga la filayo in lasoo gaba-gabeeyo.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in garoonkan diyaaradeed uu muhiimad gaar ah uga fadhiyo bulshada ku nool Deegaanadaan isagoo ugu baaqay inay ka shaqeeyaan nabada iyo xasiloonida si loo gaaro horumar bulsho.

Latest stories