HomeWararWasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta Golaha Shacabka hor tagay

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo maanta Golaha Shacabka hor tagay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha  Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka oo akhrinta 1-aad ay Golaha marsiinayaan. Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Xasan Macalin ayaa Golaha Shacabka ka raali geliyey dib u […]

- Advertisement -

Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha  Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka oo akhrinta 1-aad ay Golaha marsiinayaan.

Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda Xasan Macalin ayaa Golaha Shacabka ka raali geliyey dib u dhaca kulankii Golaha ee maalintii Sabtiga.isagoona sheegay in uu ku mashquulay shirkii Amniga Qaranka

- Advertisement -

Kulanka Golaha Shacabka oo hadda socda waxaa shir guddoominyao Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadn (Madoobe) iyo labadiisa ku xigeen,wasiirka Cadàaladda ayana golaha ka hor aqriyay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,isagoona ka jawaabay weydiimaha xildhibaanada.

Latest stories