HomeWararLaftagareen oo safar deg deg ah ku tagay degmo ka tirsan Gobolka...

Laftagareen oo safar deg deg ah ku tagay degmo ka tirsan Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa gaaray degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Safarka oo ah mid shaqo ayaa waxaa  Madaxweynaha iyo wafdigiisa soodhaweyay qaybaha kala duwan ee Bulshada degmadaasi. Socdaalka uu Madaxweyne Laftagareen ku tagay Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa wxaaa ku weheliyay masuuliyiin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa gaaray degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Safarka oo ah mid shaqo ayaa waxaa  Madaxweynaha iyo wafdigiisa soodhaweyay qaybaha kala duwan ee Bulshada degmadaasi.

- Advertisement -

Socdaalka uu Madaxweyne Laftagareen ku tagay Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa wxaaa ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan Maamulkaasi, waxaana qayb ka ahaa saraakiil Ciidan.

Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga ayaa si gaar ah u soodhaweeyay Madaxeynaha, waxaana inta uu halkaasi ku sugan yahay kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmadaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts