HomeWararWasiirka cadaaladda Soomaaliya oo Raali galiyay Golaha Shacabka

Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo Raali galiyay Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shacabka ee Sabtidii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay. Baarlamaanka ayuu hor geeyay hindise sharciyeed kadibna waxaa la sheegay in uu iska baxay isagoon wax sharraxaad ah wasiirku ka bixin sharcigaas iyo ujeedka laga lahaa. Xasan Macallin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shacabka ee Sabtidii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay.

Baarlamaanka ayuu hor geeyay hindise sharciyeed kadibna waxaa la sheegay in uu iska baxay isagoon wax sharraxaad ah wasiirku ka bixin sharcigaas iyo ujeedka laga lahaa.

- Advertisement -

Xasan Macallin oo maanta hadal kooban ka horjeediyay baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sababta dib u dhaca keentay ku sheegay in maalintaas looga yeeray shir amniga qaranka looga arrinsanayay sidaa darteedna uu waqtigii ka soo dib dhacay.

Golaha shacabka ayaa qaarkood arrintaa ku tilmaamay dhaqan aan habbooneyn, iyagoo soo jeediyay in codka kalsoonida loo qaado wasiirka, balse qaar kale ayaa iyaguna soo jeediyay in xaaaladda aan cirka lagu shareerin oo si deggan loo maareeyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts