HomeWararXildhibaanada oo la horgeeyay heshiiska Aasaasidda Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika

Xildhibaanada oo la horgeeyay heshiiska Aasaasidda Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Waxaa Maanta kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo dood adag ka uyeelan doona Hindisa Sharciyeedyo iyo heshiisyo ay soo gudbisay Xukuumadda Frderaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa si toos ah u furmay waxaana Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe. Waxaana waxyaabaha kulanka diiradda lagu saarayo ka mid ah Heshiiska heerka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta kulan yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo dood adag ka uyeelan doona Hindisa Sharciyeedyo iyo heshiisyo ay soo gudbisay Xukuumadda Frderaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa si toos ah u furmay waxaana Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe.

- Advertisement -

Waxaana waxyaabaha kulanka diiradda lagu saarayo ka mid ah Heshiiska heerka Gobol ee Ciidanka Bariga Afrika iyo Sidii ay Soomaaliya uga qayb noqon lahayd.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Ferderaalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa baarlamaanka hor yimid, waxaana uu faah faahin ka bixiyay muhiimadda uu heshiiskaasi u leeyahay Soomaaliya.

Isagoo Xildhibaanada ka codsaday inay meelmariyaan heshiiska Aasaasidda Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika, oo ay soomaaliya doonayso inay ku biirto.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts