HomeWararGabar aflagaadeysay diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed NNKH oo Dacwad lagu soo...

Gabar aflagaadeysay diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed NNKH oo Dacwad lagu soo oogay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maamulka Mauritania ayaa arday dhigata dugsiga sare ku soo oogay dacwad dil ah oo suurtagal ah kadib markii ay ku jeesjeesay diinta Islaamka oo ay ku muujisay warqadeeda imtixaanka. Gabadhan ardayada ah ayaa la xiray toddobaad ka hor, waxaana falka ay ku kacday lagu tilmaamay inuu ahaa mid lagu jeesjeesay Nebi Muxamed NNKH. Waxaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Mauritania ayaa arday dhigata dugsiga sare ku soo oogay dacwad dil ah oo suurtagal ah kadib markii ay ku jeesjeesay diinta Islaamka oo ay ku muujisay warqadeeda imtixaanka.

Gabadhan ardayada ah ayaa la xiray toddobaad ka hor, waxaana falka ay ku kacday lagu tilmaamay inuu ahaa mid lagu jeesjeesay Nebi Muxamed NNKH.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in haddii ardayga lagu helo dambiga lagu soo eedeeyay, in lagu xukumi karo dil racfaan ah.

Dalka Mauritania ee dhaca galbeedka Afrika ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa uu xoojiyey sharciyadiisa ku aadan ciqaabta dadka geysta falalka lidka ku ah diinta Islaamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts