HomeWararGargaar loogu talagaly dadka ku barakacay Colaadda Laascano oo DFS lagu Wareejiyay

Gargaar loogu talagaly dadka ku barakacay Colaadda Laascano oo DFS lagu Wareejiyay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya kala wareegay gargaar bini’aadanimo oo dowladda Talyaaniga ugu talagashay dadkii ku barakacay dagaalada laasacaanood. Diyaarad siday gergaarkaan bini’aadanimada ee Dowladda Talyaanigu ay ugu talo gashay dhinaca samafalka ayaa maanta laga […]

- Advertisement -

Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya kala wareegay gargaar bini’aadanimo oo dowladda Talyaaniga ugu talagashay dadkii ku barakacay dagaalada laasacaanood.

Diyaarad siday gergaarkaan bini’aadanimada ee Dowladda Talyaanigu ay ugu talo gashay dhinaca samafalka ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa uga mahadceliyay dowladda Talyaaniga gargaar bini’aadanimo gargaar bini’aadanimo ee loogu talagalay dadka ku barakacay dagaalada magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa munaasabada gergaaran lagu wareejinayay ayaa sheegay in gurmaadkaan ku soo aaday xilli loo baahna, dowladda Talyaanigana ay kaga mahadcelinayaan taageeerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya.

Latest stories