HomeWararGuddoonka labada Aqal oo magacaabay xubnaha Somalia ku matalaya Barlamaanka IGAD

Guddoonka labada Aqal oo magacaabay xubnaha Somalia ku matalaya Barlamaanka IGAD

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka Urur Goboleedka IGAD.

Wareegto ay soo saareen Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Aadan Madoobe ayaa lagu magacaabay, xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya Baarlamaanka IGAD.

- Advertisement -

Guddoonka labada aqal ayaa waqadaan ay sida wadajirka ah u soo saareen waxaa lagu faray xoghayaha guud ee baarlamaanka dalka inuu liiska xildhibaanadaan u gudbiyo Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso magacyada Xildhibaanada la magacaabay

Latest stories