HomeWararFaah faahin: Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Faah faahin: Wasiir ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa rag hubeysan ayaa galinkii dambe ee Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beerraha ee Dawlad Goboleedka Hirshabeelle. Wasiirka la dilay oo lagu magacaabi jiray Xasan Axmed Muudey ayaa dabley bastoolado wadatay waxay ku weerarreen degmada Yaaqshiid oo uu deganaa, salaaddii casar kaddib, […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa rag hubeysan ayaa galinkii dambe ee Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beerraha ee Dawlad Goboleedka Hirshabeelle.

Wasiirka la dilay oo lagu magacaabi jiray Xasan Axmed Muudey ayaa dabley bastoolado wadatay waxay ku weerarreen degmada Yaaqshiid oo uu deganaa, salaaddii casar kaddib, sida uu BBC-da u sheegay xubin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Wasiir Muudey ayaa kamid ahaa Golihii Wasiirrada ee xiligii Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka wasiirkii hore ee Beeraha Hirshabeelle Xasan Axmed Muudey.

Illaa hadda hay’addaha amaanka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya kama hadlin dilka galabta ka dhacay degmada Yaashiid ee Gobolkaan Banaadir, ee lagu khaarajiyay Wasiir hore Xasan Axmed Muudey.

Latest stories