HomeWararDoorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dhaceysa

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dhaceysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Waxaa Maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland ka dhaceysa doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, kadib markii dhawaan uu xilkaasi iska casilay Guddoomiyihii Golaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ku tartamaya saddex musharax oo kala ah Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, Cali Xaamud Jibriil  iyo Maxamed Khadar Daahir, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland ka dhaceysa doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, kadib markii dhawaan uu xilkaasi iska casilay Guddoomiyihii Golaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ku tartamaya saddex musharax oo kala ah Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, Cali Xaamud Jibriil  iyo Maxamed Khadar Daahir, kuwaasi oo uu dhexmarayo loolan adag.

- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada Hargeysa ka socday kulamo ay lahaayeen Xildhibaanada Golaha oo ay uga hadlayaan doorashada maanta dhaceysa, waxaana Xildhibaanada ay kala yihiin kuwa taageersan xukuumadda iyo mucaaradka.

Musharaxiinta u tartameysa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa iyagu wada ololihii ugu danbeeyay ee doorashada, waxaana doorashada ay saacadaha soo socda si toos ah uga bilaabaneysaa xarunta Golaha ee maagalada Hargeysa.

Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ahaa Guddoomiyihii Golaha Wakiilada Somaliland ayaa 11 bishii June 2023 ku dhawaaqay inuu xilkaasi uu iska casilay, sidoona kale waxa uu iska casilay xisbiga mucaaradka ee Waddani oo ka tirsanaa, taasi oo ka dhigan inuu gebi ahaanba ka baxay siyaasadda Somaliland.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts