HomeWararCiidanka Amniga oo gacanta kusoo dhigay Askari Dil ka geystay Muqdisho

Ciidanka Amniga oo gacanta kusoo dhigay Askari Dil ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta kusoo dhigay Nin ku eedeysay inuu dil u geystay haweeney lagu magacaabi jiray arxiyo Nuur Maate. Falkan ayaa ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka ay sheegeen in Ninka lasoo qabtay uu xabad ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta kusoo dhigay Nin ku eedeysay inuu dil u geystay haweeney lagu magacaabi jiray arxiyo Nuur Maate.

Falkan ayaa ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka ay sheegeen in Ninka lasoo qabtay uu xabad ku fakiyay haweeneyda, taasi oo sababtay dhimashada marxuumada.

- Advertisement -

Booliska ayaa intaas kusii daray in eedeysanaha  oo ah Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka la horgeyn doono caddaalada, Booliska Gobolka Banaadir faah faahin intaas ka badan kama bixin falkaas ka dhacay degmada Deyniile.

Askarta ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiliyada qaarkood si micno darro ah isaga rida rasaasta, waxaana ay rasaasta ay sababtaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo gaara dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts