HomeWararBaarlamaanka Jaamacadda Carabta oo war kasoo saaray Qaraxii lagu bur-buriyay Masaajidkii Daaru...

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo war kasoo saaray Qaraxii lagu bur-buriyay Masaajidkii Daaru Nimca

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay dagaalamaayasha Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Jaamacadda Carabta o qoraal kasoo saartay arrintaasi ayaa cambaaraysay, waxaana ay  falkaasi ku tilmaantay dembi. Baarlamaanka Carabta ayaa carabka ku adkeeyay in ay lagama maarmaan tahay in la mideeyo dhammaan dedaallada ay dunida Carabta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay dagaalamaayasha Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Jaamacadda Carabta o qoraal kasoo saartay arrintaasi ayaa cambaaraysay, waxaana ay  falkaasi ku tilmaantay dembi.

- Advertisement -

Baarlamaanka Carabta ayaa carabka ku adkeeyay in ay lagama maarmaan tahay in la mideeyo dhammaan dedaallada ay dunida Carabta kula dagaallamayso waxa ay ugu yeeraan Arga-gixisada, waxaana intaasi ay ku daren in dagaalku noqdo mid heer gobol iyo mid caalami ah.

Baarlamaanka Carabta ayaa mar kale sheegay in Soomaaliya ay si buuxda uga garab siinayaan dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts