HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo Hoobiyeyaashii dadku ku dhinteen ku sheegay “Macmal”

Booliska Gobolka Banaadir oo Hoobiyeyaashii dadku ku dhinteen ku sheegay “Macmal”

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa war kasoo saaray tiro Hoobiyeyaal ah oo saaka aroornimadii lagu garaacay degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo gaystay khasaare dhimasho iyi dhaawac leh.

Booliska ayaa xaqiijiyay dhimashada Seddex ruux iyo labo dhaawac ah, oo dhamaantood ahaa hal qosy oo gurigooda uu ku habsaday mid ka mid ah Hoobiuyeyaasha lasoo tuuray.

- Advertisement -

Afhayeenka u hadlay Booliska ayaa Hoobiyeyaashaasi ku sheegay inay ahaayeen kuwo macmal ah, waxaana uu inatasi ku daray in la doonayay in lagu qalqal galiyo caasimadda.

Afhayeenka aya sidoo kale sheegay in Howgallo ay sameeyaan loo soo qabtay falkaasi dad eedaysanayaal ah, kuwaasi oo la tuhmayo inay ku luglahaayeen hoobiyeyaashii lagu garaacay Qaybo ka mid ah Caasimadda.

“dad shacab ah ayaa ku geeriyooday Hoobiyaal Macmal ah oo AL-Shabaab  saaka ka soo tuurtay degmada Deyniile, Eedeysanayaal ayaana soo qabtay” ayuu yiri Afhayeenka Booliska Gobolka Banaadir.

Latest stories