HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Dalab hordhigay shacabka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalab hordhigay shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inaysan dowladda fulin karin ballan-qaadayadeeda ay horey u gashay haddii aysan helin taageerada shacabka kuna filneyn maamulka dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in isku tashiga dowladda iyo shacabka ay aas-aas u tahay horumarka uu ku tallaabsanayo dalka, waxa uuna tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta wadashaqeynta heer Federaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inaysan dowladda fulin karin ballan-qaadayadeeda ay horey u gashay haddii aysan helin taageerada shacabka kuna filneyn maamulka dalka.

Madaxweynaha ayaa xusay in isku tashiga dowladda iyo shacabka ay aas-aas u tahay horumarka uu ku tallaabsanayo dalka, waxa uuna tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta wadashaqeynta heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed.

- Advertisement -

Wuxuu intaas kusii daray in dowladda dhexe ay mudnaan gaar ah siineyso horumarinta dhaqaalaha, la dagaallanka musuqmaasuqa, adkeynta amniga, dhammeystirka dastuurka iyo xoojinta kaabeyaasha dhaqaalaha.

Madaxweye Xasan Sheekh ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay dowladda Federaalka kala shaqeeyaan oo ay ka taageeraan fullinta ballan-qaadayadeeda horey, si ay usii hormariso qorsheyaasheeda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu bishaareeyey shacabka Soomaaliyeed in goobihii ugu horreeyey ay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kala wareegeen Ciidamada Midowga Afrika ee dhowr iyo tobonka sano ilaalinayey amniga dalka, taas oo muujinaysa in Soomaaliya ay gaarayso dhammaadka sannadka soo socda isku filaansho dhanka amniga iyo xaqiijinta nabadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts