HomeWararRW Xamse Barre iyo wafdi uu hoggaaminayay oo dib ugu soo laabtay...

RW Xamse Barre iyo wafdi uu hoggaaminayay oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhammaystay gudashada Waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha  ayaa ka mid ahaa Muslimiinta Alle fursadda u siiyay Xajka sanadkan, waxaana Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa Warfaafinta lagu yiri “intii uu ku sugnaa Xajka waxa uu ugu soo duceeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhammaystay gudashada Waajibaadka Xajka.

Ra’iisul Wasaaraha  ayaa ka mid ahaa Muslimiinta Alle fursadda u siiyay Xajka sanadkan, waxaana Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa Warfaafinta lagu yiri “intii uu ku sugnaa Xajka waxa uu ugu soo duceeyay ummadda Soomaaliyeed nabad, horumar iyo midnimo”

- Advertisement -

Sidoo kale Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya la kulmay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Muslimka ee iyaguna sanadkan gudanayay waajibaadka Xajka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa, Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Federaalka iyo mas’uuliyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts