HomeWararSawirro: Madaxda DF iyo Dadweyne farabadan oo ka qeyb galay Xuska 1-da...

Sawirro: Madaxda DF iyo Dadweyne farabadan oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luuliyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamud, Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro ka tirsan XFS, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida, iyo kumanaan dadweyna ah ayaa isugu soo baxay garoonka cayaaraha ee Muqdisho Stadium. Madaxda iyo shacabka ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu maamusayay xuska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamud, Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiiro ka tirsan XFS, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida, iyo kumanaan dadweyna ah ayaa isugu soo baxay garoonka cayaaraha ee Muqdisho Stadium.

Madaxda iyo shacabka ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu maamusayay xuska 63-sano guuradii kasoo wareegatay xiligii ay gobolada Koonfureed ee Soomaaliya Xorriyada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga islamarkaana ku asteesan Midowga Gobolada Waqooyi iyo Koonfur.

- Advertisement -

1-da Luuliyo oo ah maalin qiima badan oo ku weyn quluubta Malaayiinta ummada Soomaaliyeed, ayaa munaasabad maalintaan lagu weyneynayay lagu qabtay Garoonka Stadium Muqdisho halkaas oo ay ka dhacday tartan kubada cagta ah oo u dhaxeeyay kooxaha Muqdisho City iyo FC, Horseed.

32-sano kadib ayaa markii ugu horeysay si weyn oo milga leh loo maamuusay 63-sano guuradii kasoo wareegatay guulihii taariikhiga ahaa ee ka curtay Soomaaliya oo laga xusi karo Xorriyada iyo in dhulka Soomaaliyeed ee sharafta badan laga taagay Calanka JS.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts