HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u magacaabay Dagaalkii Magaalada Baraawe

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddi u magacaabay Dagaalkii Magaalada Baraawe

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee caasimada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka BJFS ayaa kulankii la soo dhaafay ee golaha shacabka soo jeediyay mooshin ku saabsan xaaladda magalada Baraawe […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee caasimada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka BJFS ayaa kulankii la soo dhaafay ee golaha shacabka soo jeediyay mooshin ku saabsan xaaladda magalada Baraawe si warbixino looga dhageysto, Guddoomiye sheekh Aadan Madoobe ayaana sheegay in loo saari doono guddi warbixin ka soo diyaariya.

- Advertisement -

Dagaalo sababay dhimasho iyo dhaawac oo u dhexeeyay  ciidanka Milateriga  dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed  ayaa ka dhacay magaalada  Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana  dagaaladaasi ku dhintay in ka badan 15 ruux.

Hoos Akhriso magacyada Guddiga la magacaabay 

- Advertisement -

Latest stories