HomeWararDad isku qoys ah oo ku waxyeeloobay Hoobiye ay tuureen Ciidanka ATMIS

Dad isku qoys ah oo ku waxyeeloobay Hoobiye ay tuureen Ciidanka ATMIS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa madaafiic ku garaacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana faah faahino laga helayaa khasaaraha ka dhashay madaafiicda oo qaarkood ku habsaday guryo ay degan yihiin dad shacab ah. Dadka deegaanka Bariire ayaa sheegay in mid kamid ah madaafiicda ay tuureen ciidamada ATMIS uu ku dhacay guri ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa madaafiic ku garaacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana faah faahino laga helayaa khasaaraha ka dhashay madaafiicda oo qaarkood ku habsaday guryo ay degan yihiin dad shacab ah.

Dadka deegaanka Bariire ayaa sheegay in mid kamid ah madaafiicda ay tuureen ciidamada ATMIS uu ku dhacay guri ay ku sugnaayeen dad isku qoys ah, isla markaana waxaa hoobiyaha kasoo gaartay waxyeello.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay madfaca ku dhacay guriga ayaa waxaa ku dhaawacmay aabe iyo saddex carruur ah oo ay dhaleen, kuwaasi oo durbadii loola soo carary dhanka magaalada Muqdisho, waxaana la geeyay Isbitaal, si xaaladdooda caafimaad loogu dabiibo shanta ruux ee waxyeelada gaartay.

Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada ATMIS oo ku aadan dhacdadaas ka dhacday eegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Ma’aha markii ugu horreyay oo ay ATMIS waxyeelo u geysato dad shacab ah.

Dhawaan ayey aheyd markii dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar culus oo lagu xasuuqay ciidamo farabadan oo ka tirsan ATMIS ku qaadeen saldhig ciidanka Uganda ay ku leeyihiin magaalada Buulo-mareer.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts