HomeWararTaliska Booliska G.Banaadir oo soo bandhigay Shaqsi ay sheegeen inuu ka Ganacsanayay...

Taliska Booliska G.Banaadir oo soo bandhigay Shaqsi ay sheegeen inuu ka Ganacsanayay Maandooriye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Waaberi ayaa  Sheegay inay gacanta kusoo dhigeen Nin ay baahiyeen sawirkiisa oo  ku eedeysan inuu si qarsoodi ah u gadaayay xashiish. Booliska oo soo saaray Qoraal ayaa sheegay Eedeysanaha lasoo qabtay shalay, xili uu ku guda jiray ka ganacsiga waxyaabaha maaanka dooriya oo horay Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Waaberi ayaa  Sheegay inay gacanta kusoo dhigeen Nin ay baahiyeen sawirkiisa oo  ku eedeysan inuu si qarsoodi ah u gadaayay xashiish.

Booliska oo soo saaray Qoraal ayaa sheegay Eedeysanaha lasoo qabtay shalay, xili uu ku guda jiray ka ganacsiga waxyaabaha maaanka dooriya oo horay Maamulka Gobolka Banaadir uu amarro culus uga soo saaray.

- Advertisement -

Qoraalka aksoo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir ayaa intaasi kusii daraya in Eedeysanaha lagu qabtay sagaal bac oo xashiish, oo sida Booolisku sheegeen uu ka ganacsanayay.

“13/06/2023 abaaro 20:00pm Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan saldhigga boliiska degmada Waaberi ayaa gacanta kusoo dhigay ninkan idiin muuqda, kaasoo ku eedeysan inuu si qarsoodi ah u gadaayay xashiish.Eedeysanaha ayaa lagu qabtay sagaal bac oo xashiish, waxaana la waafajin doonaa sharciga hadduu alle idmo” ayaa lagu yiri Qoraal kooban oo kasoo baxay Boooliska.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts