HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir ka qabsoomay...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir ka qabsoomay Zambia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiiru-Dowladaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Dhucle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Livingstone ee Dalka Zambia uga qeyb galay shirka 8-aad ee Wasiiradda Dekadaha iyo  Gaadiidka Badda ee urur goballeedka ISCOS. Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray isku xirnaanta Gaadiidka Badda dalalka barriga iyo bartamaha Afrika, Kor uqaadida xirfadlayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-Dowladaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Dhucle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Livingstone ee Dalka Zambia uga qeyb galay shirka 8-aad ee Wasiiradda Dekadaha iyo  Gaadiidka Badda ee urur goballeedka ISCOS.

Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray isku xirnaanta Gaadiidka Badda dalalka barriga iyo bartamaha Afrika, Kor uqaadida xirfadlayaasha Badda iyo ilaalinta badqabka gaadiidka Badaha.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa shirka ku soo bandhigay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay sidii looga gacan siin lahaa ilaalinta badqabka gaadiidka Badda iyo kor u qaadida aqoonta xirfadlayaasha Badda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts