HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Maxamuud Maxamed uu door weyn ka soo qaatay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, madaama uu muddo dheer ka mid ahaa xildhibaannada Golaha Shacabka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey.

Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Maxamuud Maxamed uu door weyn ka soo qaatay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, madaama uu muddo dheer ka mid ahaa xildhibaannada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

“Inna lillaahi wa inna ilayhi raajicuun, Alle ha u naxariisto marxuum Maxamuud Maxamed Seysey, oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS, waxa uu  kaalin mugleh ka soo dib u dhiska dowladnimada Soomaaliyeed”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Janatul Fardowsa, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyees ee uu ka geeriyooday.

Marxuum Maxamuud Maxamed Seysey ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuusanayay magaalada Muqdisho, isagoo xanuunkii haayay  uu u geeriyooday, Qabuuro ku yaalla Muqdisho ayaa lagu  aasi doonaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts