HomeWararMaamulka Galmudug iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay bilaabida howlo cusub

Maamulka Galmudug iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay bilaabida howlo cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Midowga Yurub ee magaalada Muqdisho kula kulmay masuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo boqasho ku yimid Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Agaasimaha Siyaasadda Dibadda ee Midowga Yurub Mudane Peter Wagner ayaa waxay ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa mashaariicda Midowga Yurub ka fuliyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Midowga Yurub ee magaalada Muqdisho kula kulmay masuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo boqasho ku yimid Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Agaasimaha Siyaasadda Dibadda ee Midowga Yurub Mudane Peter Wagner ayaa waxay ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa mashaariicda Midowga Yurub ka fuliyo Galmudug, sida mashruucyada DEEGAN BILE, ILED iyo kuwa cusub oo la bilaabi doono dhawaan.

- Advertisement -

Kulankaan waxaa soo qabanqabiyay masuliyiin ka socotay hey’adda Socdaalka Addunka ee IOM oo ayadu shaqo muhiim ah ka haysa guud ahaan deegaanada Galmudug.

Dhanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa kulanka qayb ka galay Wasiirka Wasaarada  Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, Wasiir ku xigeenka Bay’ada iyo Isbadalka Cimilada, Masuliyiin kala matalaysay Wasaarada Haweenka iyo xuququl insaanka iyo Wasaarada Xanaanada Xolaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts