HomeWararShirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Baydhabo

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maalintii labaad ka socda Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhabo ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo shalay ka furmay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Shirkaan Golaha oo uu shir guddoominayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa looga arinsanayaa qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhabo ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo shalay ka furmay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Shirkaan Golaha oo uu shir guddoominayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa looga arinsanayaa qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad Goboleed.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Salah Jama iyo Madaxweynayaasha maamulada Koonfur-Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland, Galmudug iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, waxaana ka maqan oo kaliya Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Ammaanka guud ee magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa maanta aad loo adkeeyay, waxaana la xiray dhammaan waddooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Madaxtooyada oo uu shirka Golaha ka socdo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts