HomeWararShirka Jaamacadda Carabta iyo QM  oo Qaahira ka furmaya iyo Somalia oo...

Shirka Jaamacadda Carabta iyo QM  oo Qaahira ka furmaya iyo Somalia oo Qodobbo Hordhigaysa

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kulan kula qaatay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmad Abul Ghaid. Kulanka labada masuul ayaa hordhac u ahaa shir ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Ururka Jaamacadda Carabta (LAS) iyo Qaramada Midoobay oo […]

- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kulan kula qaatay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmad Abul Ghaid.

Kulanka labada masuul ayaa hordhac u ahaa shir ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Ururka Jaamacadda Carabta (LAS) iyo Qaramada Midoobay oo Talaadada maanta ah ka furmaya magaalada Qaahira, kaasoo looga hadlayo Abaaraha iyo Gigsiga Cimilada.

- Advertisement -

Ergayga gaarka ah ayaa xogahaya guud kala hadlay ajandayaasha shirka la hordhigayo iyo natiijooyinka ay dawladda Soomaaliya shirka ka doonayso, dhinacyada ayaana isla meel dhigay qodobbo muhiim ah.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo abaabulka shirka kaalin wayn ku leh ayaa ergayga kulanka ku wehliyey.

Latest stories