HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti ku wajahan iyo ujeedka Safarkiisa oo la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti ku wajahan iyo ujeedka Safarkiisa oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan dalka Jabuuti, waxaana hadda socota qaban qaabada ku aaddan safarka madaxweynaha. Ujeedka Safaraka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah, ka qayb galka munaasabadda xeritaanka Shirka Heritage, oo maal mihii aynu soo dhaafnay ka socday magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka jabuuti. Waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan dalka Jabuuti, waxaana hadda socota qaban qaabada ku aaddan safarka madaxweynaha.

Ujeedka Safaraka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah, ka qayb galka munaasabadda xeritaanka Shirka Heritage, oo maal mihii aynu soo dhaafnay ka socday magaalada Djabuuti ee Caasimadda dalka jabuuti.

- Advertisement -

Waxaana horay Shirkaasi qayb ka ahaa Masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Dowladda Xasan Sheekh, kuwaasi oo isugu jira Wasiiro,Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dalka Jabuuti uga sii gudbi doona dalka Mareykanka oo uu ka dhacayo Shirka Afrika iyo Mareykanka ee looga hadlayo arrimo uu qayb ka yahay Ganacsiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts