HomeWararMidowga Afrika oo ka hadlay la wareegista Degmada Aadan Yabaal

Midowga Afrika oo ka hadlay la wareegista Degmada Aadan Yabaal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Howlgalka Midowga Afrika ayaa ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe, taasi oo dhawaan Ciidanka Dowladda iyo kuwa dadka degaanka ay kala wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab,  oo muddo dheer xarun ay u ahayd Aadan yabaal. Qoraal kasoo baxay Midowga Afrika ayaa waxaa lagu bogaadiyay la wareegista Ciidanka dowladda Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalka Midowga Afrika ayaa ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe, taasi oo dhawaan Ciidanka Dowladda iyo kuwa dadka degaanka ay kala wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab,  oo muddo dheer xarun ay u ahayd Aadan yabaal.

Qoraal kasoo baxay Midowga Afrika ayaa waxaa lagu bogaadiyay la wareegista Ciidanka dowladda Soomaaliya ay la wareegeen degmadaasi, waxaana bayaanka sidoo kale lagu sheegay in Howgalka Midowga Afrika ay kaalintooda ka qaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

- Advertisement -

Idowladda Soomaaliya shaacisay in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ay Al-shababa kala wareegeen degmada Aadan Yabaal waxaana degmadaas iyo degaaanada kale eek u xeran ay muhim u ahaayeen Al-Shabaab oo in muddoo ah ka talinyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts