HomeWararGuddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay cabasho ka timid...

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay cabasho ka timid Xildhibaanada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga mudane xil.Yuusuf Geelle Ugaas. Ajandaha kulanka Ayaa ahaa in la falanqeeyo warqad Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga timid Guddiga oo ku saabsaneed cabasho ka timid qaar ka mid ah xildhibaanada BJFS taasi oo aheyd in is hor istaag lagu sameeyey […]

- Advertisement -
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga mudane xil.Yuusuf Geelle Ugaas.
Ajandaha kulanka Ayaa ahaa in la falanqeeyo warqad Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga timid Guddiga oo ku saabsaneed cabasho ka timid qaar ka mid ah xildhibaanada BJFS taasi oo aheyd in is hor istaag lagu sameeyey isu socodkooda si aan munaasab aheyna loola dhaqmay.
Guddiga oo Arinkaas ka Duulaaya waxay iclaamiyeen in kulan wadajir ah la qaataan Guddiga amniga kadibna Gudi farsamo lasoo magacaabo oo ka socda labada guddi si baaritaan sax ah loogu sameeyo arintaas dhacday iyo cida Amarkaas bixisay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts