HomeWararDuqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan Sanadeedka Guddiga Qaran ee Diiwaangelinta Madaniga

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay kulan Sanadeedka Guddiga Qaran ee Diiwaangelinta Madaniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan Sanadeedka Guddiga Qaran ee Hagida Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Istaatistikada Dhacdooyinka Muhiimka ah, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Kulankaan oo ahaa mid lagu soo bandhigaayay Qorshaha iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan Sanadeedka Guddiga Qaran ee Hagida Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Istaatistikada Dhacdooyinka Muhiimka ah, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Kulankaan oo ahaa mid lagu soo bandhigaayay Qorshaha iyo Hindise Sharciyeedyo Muhiim u ah Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Istaastistikada ayaa waxaa kasoo qeybgaleen Wasiiradda Cadaalada, Diinta & Awqaafta, Hidaha iyo Tacliinta Sare, Caafimaadka, Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha, Wasiiradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka iyo Hey’addaha Hoostaga QM ee taageera Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Qorshaha Qaran ee Diiwaangelinta Madaniga uu muhiim u yahay guud ahaan dalka gaar ahaan Caasimada, iyadoo wax weyn ka tareysa helida xogta Bulshada ku nool Magaalada Muqdisho iyo helida tirakoobka saxda ah ee Bulsho iyo Sugida Amniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts