HomeWararKhilaafka u dhexeeya Mucaaradka iyo Xisbiga Talada haya ee Somaliland oo meel...

Khilaafka u dhexeeya Mucaaradka iyo Xisbiga Talada haya ee Somaliland oo meel Xun gaaray

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Khilaafka U Dhexeeya Xisbiyada Mucaaradka Somaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale cirka isku sii shareeray kadib markii maanta hadalo kul-kulul ay labada dhinac warbaahinta isku mariyeen. Xisbiga Waddani oo ah Xisbiga ugu saaameynta badan dhanka Mucaaradka ayaa soo saaray war ku aaddan Xaaladda guud iyo arrimaha taagan ee laabda dhinac isku hayaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Khilaafka U Dhexeeya Xisbiyada Mucaaradka Somaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale cirka isku sii shareeray kadib markii maanta hadalo kul-kulul ay labada dhinac warbaahinta isku mariyeen.

Xisbiga Waddani oo ah Xisbiga ugu saaameynta badan dhanka Mucaaradka ayaa soo saaray war ku aaddan Xaaladda guud iyo arrimaha taagan ee laabda dhinac isku hayaan.

- Advertisement -

Shir Jaraa’id oo ay qabteen Masuuliyiin ka socday Xisbiga Wadani ayaa waxaa ay sheegen in haatan xaaald aad u liidata ay marayso Somaliland, waxaana wax walba oo halkaasi ka dhaca ay sheegeen inuu masuulka yahay Madaxweynaha Somaliland Muuse Cabdi oo ay ku tilmaameen in si sharci darro ah uu kursiga ugu fadhiyo.

Masuulka u hadlay Xisbiga Mucaaradka ah ee waddani ayaa carrabka ku dhuftay in Ciidamada Booliska ay ku kaceen falal ka baxdan bani’aadanimada, sidoo kalena Xabsiyada la dhigay dhalinyaro taageersanaa dhanka Mucaaradka, kuwaasi oo ay ku jiraan haween.

Dahnka kale Xisbiga talada haya ayaa u jawaabay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, waxaana Wasiir u hadlay dhanka Muuse Biixi uu sheegay in si sharci ah uu kursiga ugu fadhiyo, maaddama sida uu sheegay loo sameeyay muddo kordhin.

- Advertisement -

“Waxaa ay u xalaal tahay muddo kordhintaasi sidii ay xalaal u ahayd, tii Cigaal, Riyaale, Siilaanyo, wax beddelayaana ma jiro, waxana ay ku dhammaanaysaa November 2024” ayuu yiri Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts