HomeWararXildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Muqdisho ku geeriyooday

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Muqdisho ku geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗦𝗵. 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲 oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha ayaa ku tilmaamay in Xil. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 uu qeyb weyn ka ahaa Dowlad Dhiska Dalka gaar ahaan mida Koonfur Galbeed isagoo Xilal kala duwan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoonka iyo Dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Xildhibaan 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗦𝗵. 𝗖𝗮𝗱𝗱𝗲 oo ku geeriyoodeey Magaalada Muqdisho.

Guddoonka Golaha ayaa ku tilmaamay in Xil. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗡𝘂𝘂𝗿 uu qeyb weyn ka ahaa Dowlad Dhiska Dalka gaar ahaan mida Koonfur Galbeed isagoo Xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowladihii hore ee Dalka.

- Advertisement -

“Waxaan U rajeeyeen inta uu ka tagey Marxuumka Oo kamid ah Ehellada, qaraabada, Asxaabta iyo Guud ahaan shacabka Deegaanada KGS in Alle Sw Samir iyo iimaan ka siiyo isagane uu ka waraabiyo Jannatul Firdowsa” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay Golala Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts