HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay Wasiir Cusub: Wareegto

Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay Wasiir Cusub: Wareegto

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed. Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa Xasan Cabduqaadir Maxamed loo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koofur Galbeed, waxaana Xilkaasi horay u hayay Marxuum Xasan Lugbuur, kaasi oo AL-Shabaab ay Qarax ku dileen. Madaxweynaha ayaa warqadda uu soo saary […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magacaabay Wasiirka Cadaalada Koonfur Galbeed.

Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa waxaa Xasan Cabduqaadir Maxamed loo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koofur Galbeed, waxaana Xilkaasi horay u hayay Marxuum Xasan Lugbuur, kaasi oo AL-Shabaab ay Qarax ku dileen.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa warqadda uu soo saary waxaa uu ku faray Wasiirka Cusub, inuu sida ugu dhaqsiyaha badan iu howlgalo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts