HomeWararTaageerayaal u badan Xisbiga Waddani ee Somaliland oo Xabsiyada loo Taxaabay

Taageerayaal u badan Xisbiga Waddani ee Somaliland oo Xabsiyada loo Taxaabay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Iyadoo dhawaan ay bannaanbaxyo Rabshada wata ay ka dhaceen qaar ka mid ah  Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa xabsiyada la dhigay dad hor leh oo kasoo hor jeeday Xukuumadda Muuse Biixi.

Wararkii uigu dam,beeyay ee ina soo gaaraya ayaa sheegaya in  Ku dhawaad 60 qof oo Laga soo xiray magaalada Burco habeen hore saaka loo qaaday xabsiga Mandheera.

- Advertisement -

Dadkaasi  ayaa u badan dhallinyaro iyo Haween taageero u ah xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxaana intooda badan laga soo xiray magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Sidoo kale wararka ayaa waxaa ay intaas ku darayaan in wadooyinka Magaalooyinka waa weyn lasoo dhobay Ciidamo farabadan, waxaana jirta cabsi ku aaddan in ay dhacaan isku dhacyo u dhexeeya shacabka taageersan Xisbiyada Mucaaradka iyo Ciidanka daacadda u ah Muuse Biixi.

 

Latest stories