HomeWararHay’ad Caalami ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh ka Codsatay dhaqan galinta 10...

Hay’ad Caalami ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh ka Codsatay dhaqan galinta 10 Qodob

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa ka codsatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu xoojiyo tallaabooyinka lagu ilaalinayo xuquuqul insaanka ee Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay hay’adda ayaa lagu sheegay in dowladda aysan qaadin wax tallaabo ah oo looga hortaggayo tacaddiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka isla markaana looga baahan yahay dowladda inay ilaaliso nolosha dadka rayidka ah.

- Advertisement -

Amnesty waxay dowladda ugu baaqday inay dhaqangeliso tallaabooyinkan tobanka ah:

-Waa inay difaacdo shacabka ku nool deegaannada ay ka taagan yihiin dagaallada.

-In isbaddal ay ku sameyso nidaamka garsoorka.

- Advertisement -

-Waa in la xaqiijiyo caddaallada iyo magdhawga ku aadan tacadiyada ay geystaan ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya.

-Waa la qaddariya xoritaul qowlka.

-Waa in la xaqiiiyo sidii qof kasta uu ku heli lahaa adeegyada caafimaad.

-Waa in la difaaca barakacayaasha.

-Waa in la ilaaliyaa xuquuqda carruurta.

-Waa la dhowro xuquuqda gabadha iyo haweenka iyo in laga hortaggo kufsiga.

-Waa in wax laga qabto saameynta isbaddalada cimilada iyo dhibaatooyinka kale.

-Waa in dowladda ay aasaastaa isla makaana ay howlgelisaa guddiga qaran ee xuquuul insaanka.

Latest stories