HomeWararSaraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay dileen Xubno ka tirsan AL-Shabaab

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay dileen Xubno ka tirsan AL-Shabaab

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka gaarka ah ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaanka Buulo Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Saraakiisha horkacaysa waxaa  ay sheegeen in ay ku dileen Afar dagaalaame oo ka tisranaa Al-shabaab, waxaana intaas ay ku dareen in ay  gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka gaarka ah ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyay deegaanka Buulo Kuuno iyo deegaano kale oo dhaca dhulbeereedka dhinaca waqooyi kaga begaan degmada Balcad.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Saraakiisha horkacaysa waxaa  ay sheegeen in ay ku dileen Afar dagaalaame oo ka tisranaa Al-shabaab, waxaana intaas ay ku dareen in ay  gacanta ku dhigeen mid ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shaab, kaasi oo ay sheegeen in ay howgalka ku qabteen.

- Advertisement -

Howlgalkaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ciidamadu ay heleen xog la xariirta in tuulooyinka qaar ay ku sugan yihiin dagaalamaayasha Al-Shabaab, kadibna ay kubaxeen.

Tan iyo markii ciidamada dowladda ay isku fidiyeen dhammaan deegaanada isku xira degmooyinka Balcad iyo Afgooye isla markaana ciidamadu ay dageen dhulka beeralayda ah waxaa ay sameynayeen howlgallo culus oo ka dhan ah AL-Shabaab.

Saraakiisha dowladda ayaa uga digay dadka beeralayda ah iyo ganacsatada inay u hoggaansamaan isku dayada AL-Shabaab kula macamiiltamayaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts