HomeWararDhallinyaro Soomaali ah oo dumar u badan oo ku dhintay doon ku...

Dhallinyaro Soomaali ah oo dumar u badan oo ku dhintay doon ku qallibantay xeebta Giriigga

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Waxaa dalka Giriiga gaar ahaan magaalo xeebeedka Mitilene oo ku taaala Jaseerada Lesbos ku qaraqantay doon siddey ilaa 46 qof oo ugu yaraan 40 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen. Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku nafwaayey laba wiil oo mid ka mid ahi ahaa 14 jir iyo 20 dumar ah oo u badnaa dhalinyaro. […]

- Advertisement -

Waxaa dalka Giriiga gaar ahaan magaalo xeebeedka Mitilene oo ku taaala Jaseerada Lesbos ku qaraqantay doon siddey ilaa 46 qof oo ugu yaraan 40 ka mid ahi ay Soomaali ahaayeen.

Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku nafwaayey laba wiil oo mid ka mid ahi ahaa 14 jir iyo 20 dumar ah oo u badnaa dhalinyaro.

- Advertisement -

Dadkii lasoo badbaadiyay ayaa waxaa lageeyay xero ku taalla Jasiiradda Lesbos,waxaana sidoo kale qaboojiyeyaal la galiyay dadkii Meydka ahaa, kuwaasi oo la sheegay in lala-sugayo Ehelkooda.

Soomaali badan ayaa isaga cararaya dalka Turkiga, waxaana ay isku dayayaan in ay u sii gudbaan waddamada kale ee Yurub, balse dhibaatooyin waa wey ayay la kulmaan, marka ay doonayaan in ay ka tallaabaan badda.

Horay Soomaali aad u farabadan ayaa lasoo badbaadiyay,kuwaasi oo intooda badan lagu hayo Jasiiradda Lesbos.

- Advertisement -

 

Latest stories