HomeWararHaamaha Ogsijiinka oo la shaaciyey inay lama huraan u yihiin carruurta qaba...

Haamaha Ogsijiinka oo la shaaciyey inay lama huraan u yihiin carruurta qaba Oofwareenka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Caruurta ee UNICEF ayaa shaaca ka qaaday in Haamaha Ogsijiinka ay lama huraan u yihiin carruurta qaba Oofwareenka, haweenka dhalmada ku adkaato iyo bukaannada qaba COVID-19. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa waxaa loogu mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo tageertay sidii loo heli lahaa Haamaha […]

- Advertisement -

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Caruurta ee UNICEF ayaa shaaca ka qaaday in Haamaha Ogsijiinka ay lama huraan u yihiin carruurta qaba Oofwareenka, haweenka dhalmada ku adkaato iyo bukaannada qaba COVID-19.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa waxaa loogu mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo tageertay sidii loo heli lahaa Haamaha Ogsijiinta oo ay u baahan yihiin carruurta qaba Oofwareenka.

- Advertisement -

Sidoo kale Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in shaqaalaha caafimaadka ee safka hore uga jira badbaadinta carruurta loo tababaray isticmaalka iyo dayactirka qalabka Ogsijiinka.

“Waxaa ku mahadsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, naf walba oo lagu badbaadiyo barnaamij ka socda Soomaaliya. Sidoo kale, shaqaalaha caafimaadka ee safka hore ayaa loo tababarayaa isticmaalka iyo dayactirka qalabka Ogsijiinta” ayaa lagu yiri Qoraalka hay’adda Hay’adda UNICEF.

Latest stories