HomeWararQaraxyo Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Xerada lama-galaay ee Magaalada Baladweyne

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Xerada lama-galaay ee Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo waa weyn oo goordhweyd ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana la helayaa warar kla duwan oo ku saaabsa weerarkaasi. Wararka ina soo gaaraya ayaa tilmaamaya in labo Qarax oo waa weyn ay ka dhaceen Gudaha Magaalada, gaar ahaan Xerada lama-galaay oo ah xarunta ugu […]

- Advertisement -

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo waa weyn oo goordhweyd ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana la helayaa warar kla duwan oo ku saaabsa weerarkaasi.

Wararka ina soo gaaraya ayaa tilmaamaya in labo Qarax oo waa weyn ay ka dhaceen Gudaha Magaalada, gaar ahaan Xerada lama-galaay oo ah xarunta ugu muhiimsan magaalada, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaaro xooggan oo ka dhashay Qaraxyadaasi.

- Advertisement -

Labada Qarax ayaa ahaa ismiidaamin, waxaana fuliyay sida wararku sheegayaan Labo gaari oo waa weyn, kuwaasi oo gudaha u galay Xerada.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay, waxaana la arkayay uuro circa isku shareertay taasi oo muujinaysa awoodda Qaraxyadaasi lagu weeraray Xerada Lama Galaay ee Magaalada Baladweyne.

Wali lama xaqiijin tirada khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi, waxaana lasoo sheeegayaa khasaare badan, inkastoo laamaha ammaanka iyo maamulka Gobolka aysan wali wax war ah kasoo saarin Qaraxyadaasi.

Latest stories